Qalbi-dhagax: “Wey fiicnaan laheyd in Kheyre cadeeyo doorkii uu ku lahaa dhiibistayda”

Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka tirsanaa Jabhada xoreynta Somali galbeed ONLF ayaa ka hadlay mar kale cidii masuulka ka ahayd xarigiisii iyo talaabadii loogu gacan geliyey Itoobiya. Qalbidhagax ayaa sheegay in dalka uu madaxweyne ka yahay Maxamed C/llaahi Farmaajo, isaguna uu qaadayo masuuliyada dhibaatadii loo geystay. “Marka aan si fiican u qiimeyno dambiyada dalka … Continue reading Qalbi-dhagax: “Wey fiicnaan laheyd in Kheyre cadeeyo doorkii uu ku lahaa dhiibistayda”